Make your own free website on Tripod.com
gabayo Heeso Hal abuur Gabayo Heeso Hal Abuur Home
Suugaanta Saxardiid Maxamad Cilmi Jabiye

Saxardiid Maxamed

Hooygan ama ardaagan waxa loogu talagalay
BAAFINTA,
URURINTA,
KAYDKA iyo
BANDHIGGA
Suugaanta Somaliland. Suugaantaas oo kala ah kuna koobnayn, Gabayo, Heeso, Buraanbur, Geeraar iyo qaybaha kale eey u kala baxdo dhammaanteed. Hadaba, qofkii haya gabayo ama heeso ama suugaan kale oon hooygan ku jirin , waxaanu idinka codsanyna inaad noo soo gudbiyaan si aanu ula wadaagno dadweynaha reer Somaliland meelkasta ooy joogaan si ay ugu raaxaystaan uguna faanaan dhaqankooda qotada dheer. Waxa kaloonu ugu talagalnay hooygan reeeraha faraha badan ee qurbaha jooga si caruurtooda ay dhaqankooda u baraan ugana dhaadhiciyaan, qolooyinka soo koraya oon rajaynayno inay afafka qalaad u turjumi doonaan suugaanta Somaliland si adduunyada oo dhammi inoola wadaagto. Waxa kaloonu idinka codsanaynaa ruuuxi haya taariikhaha Abwaaniinta iyo fanaaniintaba inay noo soo gudbiyaan si aanu u xusno una aqoonsano qiimaha iyo qaayaha ay mudanyihiin xagga ereybixinta, qurxaynta, codaynta, dananinta iyo balaadhinta ama kordhinta afka Somaliga.
 
Liibaanta maanta
Heestan midhaheeda waxa curiyay abwaan
Saxardiid Maxamad [Jabiye]
, waxan ku luuwqaysa fanaanada caanka ah
Shankaroon
waxaan labalegdoodoon
hadba ladh igu meeraba
imikaan ladaayaa

shalayoon lugooyioy
liibaanta maanta ah
kala labba ahaatay
Suugaanta Somaliland
http://shunuuf.tripod.com
Ma Dhamma'

Ku noqo Suugaanta Saxardiid



waxba
gabayo Heeso Hal abuur Gabayo Heeso Hal Abuur Home